Wararka

Wafdi ka ka socda dalka Sweden oo magalada Garowe kulan kula qaatey wasarada qorsheynta maamulka Puntland.

Wasarada qorsheynta ee maamulka Puntland ayaa magalada Garowe ee xarunta maamulkaasi waxa ay maanta kulan kula qaadatay wafdi ka socda dalka Sweden kuwaas oo wada shaqayn dhow la leh wasarada qorsheynta ee maamulkaasi puntalnd.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah iyo Gudoomiyaha Hay’ada Musiibooyinka Puntland ayaa kulan laqaatay wafdi kasocda Xafiiska Midawga Yurub qaybtiisa Bini’aadantinimada. Kulanka ayaa sidoo kale waxaa kuweheliyay madaxda hay’ada UNICEF Puntland.

Ujeedada kulanka ayaa ahayd sidii midawga Yurub uu uga taageeri lahaa shacabka Puntland saamaynti kadhalatay abaarti kadhacday Puntland. Midawga Yurub ayaa balanqaaday barnaamijyo xalwaara loogu helaya abaaraha soo noqnoqday ee had iyo jeer ka dhaca deganada Puntland.Image may contain: 6 people, people standing and indoorImage may contain: 2 people, people sitting and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close