Wararka

Turkiga oo eedeyn usoo jeediyay Midowga Yurub.

Dowlada Turkiga ayaa Midowga Yurub ku eedeeysay in aysan fulin balan qaadyadii ay samayeen 2016-kii ee ku aadanaa taakuleynta qaxootiya Suuriya ee ku nool dalka Turkiga. arrinkaan ayaa kusoo aadaayo iyadoo hogaamiyaha dalka Jarmal Angela Merkel ay booqasha ku joogta Istanbul maanta oo jimco ah.

Wadahadalada uu maanta la qaadanaayo madaxweyne Recep Tayyip Erdogan dhigiisa Angela Merkel ayaa la filaayaa in looga hadlay taageerada ay Midowga yurub ugu tala galeen Qaxootiga Suuriya iyo arrima kale.

Wasiirka Arrimaha dibada dalka Turkiga Mevlut Cavusoglu oo waraysi gaar ah siiyay Wargayska German Bild newspaper ayaa sheegay wali aysan helin lacag gaarayso 3 billion oo Yuro ah.Image may contain: 4 people, people standing, suit and outdoorImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: 3 people, people standing

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close