Wararka

Taliska cidanka booliska soomaaliyeed oo sheegay in 23 askari loo soo xiray fal musuq maasuq.

Taliska booliiska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay howl galo ay kasameyeen magaaladda muqdisho iyadoo maal mahan ay wadeen hol gal joogta ah kaasi oo lagu xaqiijinayo amniga magaaladda muqdisho.

Taliye ku xigeenka ciidanka booliiska Soomaaliya sareeya guuto Zakiya Xuseen Axmed oo shir jaarid ku qabatay gudaha xarunta ayay kaga hadashay howl galada ciidanka ay wadaan laguna xaqiijinayo amniga sido kale waxa ay intaasi ku dartay in 23 askari lagu soo qabtay howl galka kuwaasi oo lagu soo edeyay musuq maasuq.

Taliye Zakiya ayaa soo hadal qaaday gaariga caasiga ahaa ee waday hilib kaasi oo ay ciidanka amniga xanibeen  waxa ayna  ku sababesay in uu bixiyay laaluush sidoo kalane lagu qabtay goob kale oo jagboonti ah markaasna ciidanka ay ku wargaliyeen in labaarayo uuna diiday sidaasi lagu xanibay.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close