Wararka

Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo war kasoo saartay dilkii Guddoomiyihii degmada hodan.

Wasaaradda Amniga Soomaaliya ayaa sheegtay in gacanta lagu hayo saraakiishii iyo ciidankii ku lug lahaa dilka Guddoomiyihii degmada Hodan Cabdixakiim Dhegajuun.

Wasiiru Dowlaha Aminga Gudaha XFS Farxaan Cali Axmed oo goordhow la hadlay Warbaahinta ayaa faahfaahiyey saraakiisha iyo ciidanka gacanta lagu hayo.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close