Wararka

Taliska Qeybta Booliska Gobalka Bari oo kulan la saxafiyiinta ka howlgala Gobolka Bari.

Kulan ku aadan xoojinta wadashaqaynta saxafiyiinta ka howlgala Gobolka Bari iyo Maamulka Bobolka Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari oo maanta lagu qabtay magaalada Bosaso.

Kulankan oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka gobolka Taliska Qeybta ayaa labada dhinac ay uga wada hadleen sidii loo dardar galin lahaa wadashaqynta wariyaasha ku sugan gobolkan taasi oo looga gogol leeyahay sidii looga wadashaqayn lahaa horumarka Gobolka iyo ka guul gaarida danaha guud.

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Wariyaasha kula dardarmay wadashaqeeyn dhexmarta wariyaasha iyo Ciidanka Booliska Gobalka Bari.

Waa kulankii ugu horeeyay oo dhexmara wariyaasha iyo taliyaha qeybta booliska gobalka bari kaas oo looga hadlayay arimaha gobalka bari iyo dhirigalinta ciidamada difaaca Dowlada Puntland.Image may contain: 14 people, people sittingImage may contain: 2 peopleImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: 5 people, people standing and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close