Wararka

Taliska Booliska  Magalada Boosaaso oo ka warbixiyay burcad Mobile-lada ka qaatay shacabka magaaladasi.

Taliska Booliska  Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay faahfaahino ka Bixiyeen Howlgalo ay ciidamada Booliska ka sameeyeen magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Howlgalka ayaa ahaa mid lagu  baarayay gadiidka iyo dadwaynaha qaybahooda kala duwan iyadoona lagu soo qab qabtay dad ku eedeysan Dhac Taleefoonada iyo falal Amni Daro.

Taliyaha qeybta Booliska gobalka Bari  G/S Xuseen Cali Maxamed  Oo wareysi gaar ah siiyey Tusmo TV ayaa sheegay in howlgalka ay  kula dagaalamayeen Burcada bulshada ku dhibaataysa magaalada Boosaaso isla markaana ay gacanta ku haayaan Tiro Dhalin yaro ah.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close