Ciyaaraha

Bayermunich oo wadahadalo kula jirta Leroy sane.

naadiga Bayermunich ayaa  wadahadalo kula jirta Xidiga garabka uga ciyaaro kooxda Man city ee Leroy sane kaas oo kamid ah xidigaha macalin pep uu ku xisaabtamo xili cayaareedkan kana mid ah xidigaha wac darada ka dhigaya horyaalka England premier league.

Kooxada Bayer munich ayaa raadinereyso xidiggaan  Kaas oo ay u arkaan mid ka ciyaari karo garabka.

Leroy sane ayaa ku dhibaatoonaya kooxda man city isaga oo aan si joogto ah ugu ciyaarin kooxda  pep guardiola tan iyo  ilaa markii uu ku soo biiray kooxda ku ciyaarta garoonka Etihad.

Wararka ka imanaya dalka Germany ayaa sheegaya in ay kooxda Bayern munich  xiriir la samaysay wakiilka xidiga si ay ugala hadasho suurtagal ahaa shaha xidiga oo ugu biiri karo Bayern munich naadiga Bayer ayaa suuqa galin doonto lacago badan si kooxda loo dhiso xagaaga dambe si naadiga ugu tartanto ku guuleeysiga champions league.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close