Wararka

DEG DEG: MADAXWEYNAHA KENYA OO AMAR CUSUB SOO SAARAY.

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa amar ku bixiyay in la karantiila dhamaan dadkii dalkaasi soo galay afar iyo tabankii maalin ee ugu danbaysay sabab la xeriiro cabsida ah in ay sidaan fayraska dilaaga ah ee KORONA.

Arrinkaan ayaa kusoo aadaayo iyadoo caabuqa karona fayraska laga helay dalka Kenya iyo dalalka Itoobiya iyo Rwanda oo Bariga Africa wada ah.

Dowlada Kenya ayaa sheegtay in ay waddo dadaalo dheeraad ah oo ay ku xaqiijinayso ka hortaga iyo difaacidda caabuqaan dilaaga ah.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close