Wararka

Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo qabsoomay.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada ee todobaadlaha ah.
Kulanka oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland  Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Xaaladda Gobollada iyo Degmooyinka iyo Xeerka Horumarinta Sanduuqa Dhallinyarada.Image may contain: 1 person, sittingImage may contain: 6 people, people sittingImage may contain: 3 people, people sitting, table and indoor
Tags
Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close