Wararka

Sacuudiga oo ku dhawaaqay in barito tahay maalin ciid.

Maxkamada  ugu sareysa dalka Sacuudi Caraniya ayaa ku dhawaaqday caawo oo ay taariqda hijriga tahay Ramadan 29, 1440 in barito ay tahay maalin ciid iyadoo igu yeertay dhamaan muslimiinta kunool Boqortooyada Sacuudi iyo daafaha caalamka in ay iskuugu hadiyadeen karaan hambalyada Eid Ul Fitr-ga.

Wasiirka cadaalada dalka Imaaradka Carabta Sultan Bin Saeed Al Badi,  ayaa sheegay in ay guddiga ugu sareeya ee dalkaasi ay leeyihiin kulan deg deg ah oo ay ugu arin saniyaan go’aanka ku aadan in barito ay tahay maalin ciid iyo in kale.

Iraq ayaa ayna ku dhawaqday in barito ay tahay maalin ciid inkastoo ay wasaaradda owqaafta iyo diinta dowlada Soomaaliya aan wali war kasoo bixin.

Wixii faahfaahin ah halkaan ayaan idin ku soo gudbin doonaa.

 

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close