Wararka

Saaxiibbada Soomaaliya ee caalamiga oo dowlada cadaadis ku saaraayo in ay aqbasho guddiyaddii ay soo magacaabeen Puntland iyo Jubbaland.

Qoraal wadajir ah oo ay soo saareen saaxiibbada Soomaaliya ee caalamiga ah ayaa lagu soo dhoweeyey magacaabista Guddiyada Hirgelinta Doorashooyinka Heer Dowlad-goboleed ee Puntland iyo Jubaland, iyagoo ku tilmaamay arrinkaas “tallaabo wanaagsan,” waxa ay si buuxda u taageereen soo-jeedinta ah in si deg-deg ah loo qabto shir ay isugu yimaadaan Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Federaalka, waxa ayna beesha caalamku ku baaqday in lagu heshiiyo hal hanaanka doorashado. Faah-faahinta halkan ka DAAWO.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close