Wararka

Ra’isul Wasaaraha Ethiopia Oo Gaaray Magaalada Asmara ee dalka Eritrea.

Wafdi uu hoggaaminaayo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta booqasho lama filaan ku tagay magaalada Asmara ee dalka Eritrea.

Waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Madaxweynaha dalka Eretria Isaias Afwerki iyo xubno k amid ah golihiisa Wasiirada.

Booqashada Ra’iisul Wasaare Abiy ayaa aheyd Mid aan lasii shaacin, waxaana ay kusoo aaday xilli uu xoogeystay Khilaafka Masar iyo Ethopia ee Wabiga Nile.

Waxaa sidoo kale jira in maalmihii lasoo dhaafay uu Qalalaalse dad badan ay ku dhinteen ka dhacay dalka Itoobiya.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close