Wararka

Wasaaradda Caafimaadka oo War-Saxaafadeed ka soo saartay isku socodka Bulshada.

Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay isku-socodka dadka iyo Tallaalada loo Baahan Yahay Xiliyada Safarka.

Wasaaradda ayaa ugu digtay muwaadiniinta Soomaaliyeed qaadashada been abuurka ah ee Buugga Tallaalka waxaana warsaxaafadeedka lagu sheegay in ay danbi tahay qaadashada Been abuurka ah ee  Buugga Tallaalka oo uu xad gudub ku yahay sharciga caalamiga ee Musaafurka.

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa sidoo kale ugu baaqday Hay’addaha, wasaaradaha iyo ururada ku howlan Isku socodka dadweynaha in ay dhowraan sharciga caalamiga ah ee isku socodka.

Haddaba Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka:

Image may contain: text

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close