Wararka

Wasiirka Shaqada oo furay Shir-weynaha Qaran ee Shaqaaleysiinta.

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Duran Farah ayaa si rasmi ah u furay Shir-weynaha Qaran ee Shaqaaleysiinta.

Wasiirka ayaa sheegay in Shirweynahaan uu ka turjumaayo sida ay uga go’an tahay dhammaan qaybaha kale duwan ee dawladda, loo-shaqeeyeyaasha,shaqaalaha, iyo ururrada shaqaalahaba inay si wadajir ah sare ugu qaadayaan sidii fursado shaqo-abuur iyo shaqo-u-qalanta loogu heli lahaa shaqo-doonka Soomaaliyeed.

Wuxuu intaa ku daray “U helitaanka shaqooyin u qalma dhammaan bulshada gaar ahaan dhallinyarada waa arrin ku culus dhammaan bulshooyinka caalamka. Shaqo la’aanta baahsan ee haysata dhallinyaradeena waa dhibaato wayn oo qaran. Arrintani waxay saamayn daran ku leedahay sidii loo yarayn lahaa saboolnimada, loona heli lahaa xasilooni iyo amni.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close