Wararka

Ra’iisal wasaare Boris Johnson oo dhaleeceen kala kulmay Ra’iisal wasaarihii hore ee dalkaasi Ingiriiska John Major.

Ra’iisal wasaaraha dalka Ingiriiska Boris Johnson ayaa shalay oo khamiis aheyd waxaa uu kormeer ku tagay saldhig lagu taba baro ciidanka oo ku yaallo Salisbury ee dalka Ingiriiska.

Ra’iisal wasaare Boris Johnson ayaa dadaal xoogan ugu jiro go’aankii xisbigiisa ee ah in Britain ay isaga baxdo yurub inteeda kale sharuud iyo sharuud la’aanba isagoo kala diray xildhibaanada dalka UK.

Ra’iisal wasaarihii hore ee dalkaasi Ingiriiska John Major ayaa ra’iisal wasaare Boris Johnson ku eedeeyay in “qaneeca la’aan” iyo in uu ku fashilmay in uu micneeyo sababta uu muddada shanta Asbuuc ah u kala diray Baarlamaanka dalkaasi.Image may contain: 3 people, people standing and outdoorImage may contain: 6 people, outdoorImage may contain: 2 people, people sitting and outdoor

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close