Wararka

Ra’iisal wasasre Khayre oo booqasha ku tagay Cisbitaalka xoogga Dalka.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kormeer ku sameeyey Cisbitaalka xoogga Dalka Soomaaliyeed waxaa uuna halkaasi kula lulmay bukaanadii ku sugnaa Cisbitaalka iyo Dhaqaatirka oo warbixin ka siiyay xaalada dhaawacyadii kusoo dhawacmay howlgalka ciidanka kawadaan gobolada dalka.

Ra’iisal wasaaraha ayaa intii uu ku sugnaa Cisbitaalka waxaa uu mid mid u dul istaagay dhaawacyada kala duwan ee Cisbitaalka ku jiro isagoo xaal waraysanaayay.

Cisbitaalka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa daryeel caafimaad oo heer sare ah u sameeya Ciidanka ku dhaawacma Howl gallada ka socda gobolada dalka.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close