Wararka

Puntland oo dib u egis ku wadda mashaariicda World Bank uu ka wado deeganada maamulkas.

Wasiirku-xigeenka Maaliyadda Dawlad goboleedka Puntland Cumar Xasan Fiqi ayaa habka online ka kaga qayb galay kulan looga had laayay dib u eegista mashaariicda World Bank uu ka wado Puntland.

Shirkan waxaa Wasiirka kala qab galay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Faysal Cabdulaahi Warsame Madaxda Xafiiska PFM Puntland Cabdulqaadir xaashi iyo masuuliyiin kale.

Intii lagu guda jiray kulanka ayaa Wasiirku-xigeenka Maaliyadda dowlad goboleedka Puntland Cumar Xasan Fiqi xog dheeraad ah ka bixiyay halka ay marayaan mashaariicda World Bank uu ka wado Puntland, saamaynta Cudurka Corona Virus iyo caqabadaha uu ku yeeshay mashaariicda ka socday Puntland.Image may contain: 1 person, suitImage may contain: 1 person, sitting and screen

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close