Wararka

Maalinkii 3-aad oo uu Xamar Shir ugu Socda 5 Maamul goboleed.

Shirka Madaxweyneyaasha Dowladaha xubnaha ka ah dowlada federaalka ayaa Muqdisho ka socda maalintii labaad.

Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Jamac Dabrani ayaa sheegay in shirka uu u socda si wanaagsan iyadoo Madaxdu ay wadajir xal ugu raadinayaan caqabadaha ku xeeran qabsoomida doorashada.

Madaxweynayaasha ayaa maanta la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare Ahna Guddoomiyaha Madasha Badbaado Qaran Cabdi Xaashi iyo Golaha Siyaasiyiinta Somaliland.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close