Wararka

Madaxweyne Ku Xigeenka Koobaad Ee Jubbaland Oo Gudoomiye Cusub U Magacaabey Degmada Luuq.

Wareegto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweyne Ku Xigeenka 1aad Ee  Jubbaland Maxamuud Sayid Adan Ayaa Gudoomiye Cusub Loogu Magacaabay Degmada Luuq Ee Gobolka Gedo.

Maxamed Cabdullaahi Gardhuub ayaa loo magacaabey guddoomiyaha cusub ee degmada Luuq halka guddoomiyihi hore ee degmada Maxamed Xassan Cismaan loo badlay xarunta dhexe ee Wasaaraaadda arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee dowlad goboleedka Jubbaland.

Halkaan Ka Akhriso Wareegtada

Show More

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close