Wararka

Gudoonka Golaha Shacabka Oo magacaabay gudi Soo baara Dhacdo Dad lagu Laayay oo dhwaan ka dhacday magaalada gaalkacyo

Gudoomiyaha Golaha shacabka BJFS maxamed mursal sheekh Cabdiraxmaan ayaa magacaabay guddi qiimeyn kusoo sameyn doona shaqaaqooyinkii maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalooyinka galkacyo iyo deegaano hoos yimaado Dhuusa-mareeb.

Guddigaan ayaa ka kooban 13-xillibaan waxaa ayna dib golaha ugu soo celin doonaan baaritaanka ay ka soo sameeyaan  goobahaas.

Guddigaan ayaa la magacaabya ka dib markii ay soo jeediyeen qaar kamida xubnaha Barlamaanka kulankoodi ugu danbeeyay iya goo guddoomiyaha ka codsaday in guddi loo saaro kiisaskii dadka masaakiinta lagu laayay.

Haddaba hoos ka akhriso magacyada guddiga:Image may contain: textImage may contain: text

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close