Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Mugdisho.

Madaxaweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigii kala qeyb galay Shirka Dadweynaha iyo Horumarinta ee lagu qabtay magaalada Nayroobi ee caasimada dalka Kenya ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka.

Madaxweynaha ayaa inta uu ku sugnaa magaalada Nayroobi waxa uu kulan doceedyo la yeeshay qaar ka mid ah Madaxda iyo hoggaamiyeyaasha ka soo qeyb galay shirkan.

sidoo kale madaxweynaha ayaa intii uu ku sugnaa dalka Kenya waxaa uu heshiisyo quseeyo danaha dadka Soomaalida la galay dowlada Kenya kuwaas oo ay kamid ahaayeen qaadashada visaha dalka Ku galka oo laga jaran karo garoomada Kenya dhexdooda iyo duulimaadkii tooska ahaa.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close