Wararka

Madaxweyne Faraamjo Oo Dalka Jabuuti Kulan Kula Leh Dhigiisa Dalkaasi.

Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la filayaa inuu maanta la kulmo Madaxweynaha Dalka Jabuuuti  Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo ka wada hadli doona arrimo badan oo quseeya xiriirka walaaltinimo ee labada dal.

Sidoo kale farmaajo Iyo geelle Ayaa La sheegay In si horudhac ah Ay uga wada hadli doonan arrinta Somaliland, iyadoo lagu wado in gelinka dambe ee maanta uu Madaxweyne Farmaajo kula kulmi doono magaalada Addis Ababa Madaxweynaha Somaliland.

Ra’isul Wasaaraha Isbedelka Ee Dalka Itoobiya ayaa u muuqda Mid haatan qaadayo doorka wada hadalada Soomaaliya iyo Somaliland

Show More

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close