Wararka

Madaxweyne farmaajo oo kulan la qaatay Agaasimaha hay’adda lacagta adduunka ee IMF-ta.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay Agaasimaha hay’adda lacagta adduunka ee IMF-ta Lipton.

Madaxweynaha ayaa agaasimaha kala hadlay sidoo loo dar dar galin lahaa barnaamijka deyn cafinta  dalka ee SMP4 waxaa uuna sheegay madaxweynaha in ay meel wanaagsan u marayaan barnaamijkaan oo la doonaayo in kor loogu qaado dhaqaalaha dalka.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale war-qoraal ah oo uu soo galiyay bartiisa Twetter-ka ku sheegay in ay sii laba jibaari doonaan dadaalada ay ugu jiraan in dalka laga cafiyo deemaha tirade badan ee lagu leeyahay.ImageImage

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close