Wararka

Madaxweynaha Puntland oo maanta hortagay golaha wakiilada Maamulkaas.

Madaxweynaha Dowladda Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda  Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta hortagay Golaha Wakiilada ee Dowladda Puntland, oo uu la yeeshay isxogwareysi iyo wadatashi ku saabsan xaaladda dalku marayo.
Afhayeenka Ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada

Jama Deperani.

ayaa warbaahinta uga warbixiyey kulanka Madaxweynaha iyo Baarlamaanka.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close