Wararka

Madaxweynaha dalka Tajikistan oo aan in muddo ah soo Booqan Faransiiska oo maanta Boqday.

Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa xasriga Elysée Palace, kusoo dhaweeyay dhigiisa dalka Tajikistan Emomali Rahmon.

Madaxweynaha Tajikistan Emomali Rahmon oo ah madaxweynihii ugu waqtiga dheeraa bariga Asia ayaan in muddo ah soo booqan dalka Faransiiska tan iyo 2002.

Dowlada Faransiiska ayaa qorshaynayso hab ay maal gashi awood leh ugu samaysato Bariga Asia waxaa uuna xeriirkaan cusub muujiniyaa xiisaha dowlada Faransiiska ee ka muuqashada dhaqaalaha iyo siyaasada gobolka.Image may contain: 4 people, people standing and suitImage may contain: 9 people, people smiling, people standingImage may contain: 3 people, people standing

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close