Wararka

Madaxwayne Farmaajo oo sagootiyay Mudane Ismacil Cumar geelle.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Mohamed C/llahi_Farmaajo ayaa galabta kusii sagootiyay Garoonka Aadan Cabdulle Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismacil  Cumar geeelle iyo wafdi ballaaran oo ku wehliyay safarkiisa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa soo gabagabeeyay booqashadii labada maalmood ahayd ee uu ku yimid magaalada Muqdisho kaddib martiqaad uu ka helay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa waxa uu xarigga ka jaray dhismaha cusub ee safaaradda Dowladda Jabuuti ku yeelanayso Soomaaliya. Madaxwaynaha ayaa ka qayb galay kullan aay mudanayaasha baarlamaanka aay ku casuumin.

Image may contain: 5 people, people standing and suit

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close