Wararka

Maxaa laga filan karaa maanta xarunta golaha shacabka?

Waxaa Xiran waddooyinka Gala Xarunta Kumeel Gaarka ah ee Baarlamaanka dalka xili maanta ay baarlamaanka ka doodayaan agandayaal dhowr ah oo uu ugu horeeyo saamaynta Covid19 ee dalka.

Qaar kamid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka oo laga xayiray ka qayb galka Kulanka maanta ayaa sheegay in ay mari waayeen Isgoyska Dabka oo kamid ah Isgoysyada ay xireen ciiidamada Gaarka ah ee Harmacad.
Xildhibaan Mahad Salaad ayaa Gordhaweed Warkaan Facebook giisa ku soo daabacay “Isgoyska Dabka ayaa Ciidamo Farmaajo ka amar qaata hada nagu hortaagan yihiin aniga iyo Xildhibaano kale. Mas’uuliyada wixii na soo gaara Maxamed Mursal ayaa qaadaya!”

Dhawaan ayaa la soo saaray liis ay ku qoranyihiin xubno ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliyaa kuwaa oo laga mamnuucay 5 kamid ah fadhiyada baarlamaanka ee soo aadan.

Hadii warqadii la soo saaray fadhiyaa Baarlamaanka looga mamnuunay xilibaanada qaar halka xilibaanada ay sheegay inay tagayaan maxaa la filankaraa oo ka dhalankarta arintan hada taagan?

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close