Wararka

Madaxwaynaha Dalka Mareykanka Oo Booqday Xadka U Dhexeeya Mareykanka Iyo Mexico.

Trump Ayaa Socdaalkiisa Ku Wehlinaya Xubno Ka Mid ah Maamulkiisa, Madaxweynaha Aya Ugu Horeyn Waxa Uu Amaan U Jeediyy Ciidamd Mareykanka Ah Ee Jooga Xadka

Trum Ayaa Sidoo Kale Waxa Uu La Hadlay Dadka Soo Galootiga ah Ee Ku Sugan Xdka Wuxuuna Yiri” Waax ka Xunahay Qorshahaan Waa Mid Dhameystiran Ma Idin Qaadi Karno” Ayuu Yiri

Dhanka Kale Madaxwayne Trump ayaa laba u sababeeyay waxa aay dadka u imaaniyaan dalka Mreykanka  Isagoona Yiri”Mid waa in uu wadanka Mareykanka Uu Sameeyay Horumar La taaban Karo” Halka Trump Mida Kale Uu Ku Sheegay In Ay Tahay  Qayaano Wuxuuna Sheegay Dadka Noocaas Ah Inuusan U Ogolaaneyn In ay Mareyka Cag Soo Dhigaaan.

Madaxwaynaha oo jimcihii intuusan u kicitimin xadka mareykanka Iyo  Mexico ayaa warbaahinta kula hadlay aqalka cad ee mareykanka waxuuna  yiri”waligeey ma baddalin maskaxdeyda, mar’un waan xiri doonaa Xadka U Dhexeeya Mexico iyo Mareykanka ”.

Show More

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close