Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Wasaarada Haweenka oo deeq lacageed gaarsiiyaay 200 oo qoys oo dan yar ah.

Deeqdan oo ay soo dhiibtay Hay’adda Hormuud Foundation ayaa waxay ugu talagashay dadka dan yarta ah oo iskugu jira dadka barakacayaasha iyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba si ay ugu ciidaan maalinta ciidul fidriga oo ay Maalmo kooban ka harsantahay.

Gudoomiyaha Hay’adda Hormuud Foundation Cabdulahi Nuur Cismaan oo ka hadlay munaasabada lagu qaybinaayay deeqdaab ayaa sheegay in aysan ahayn marki ugu horeesay oo ay dadka noocaan oo kale ah deeq gaarsiiyaan.

Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Banaadir Marwo Jawaahir Maxamuud Jaamac (jawaahir Baarqab) oo u Mahadcelisay hay’adda Hormuud Foundation ayaa sheegtay in lagaaray xiligii ay soomaali isku tashan laheed oo is kaalmeen laheed.Image may contain: 1 person, standingImage may contain: one or more people and people standingImage may contain: 1 person, sitting, child and outdoorImage may contain: 3 people, people standing

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close