Wararka

Maamul goboleedyada dalka iyo gobolka Banadir oo si iskumid ah looga ciiday.

Waxaa maanta si iskumid ah looga ciiday deegaanada Maamul goboleedyada dalka iyo gobolka Banadir.

Kumanaan shacab ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka caasimada muqdisho iyaga oo weyneeynaayay maalintaan qiimaha badan.

Ra’isal wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xussen Roble ayaa kamid ahaa madaxdii shacabka la’oogay tukashada Salada cidul fadriga.

Madaxweynaha yaasha maamul goboleedyada Galmudug, Hirshabelle, Puntland, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ayaa ayna shacabka kula tukaday caasimadaha maamuladooda.

Dhamaan madaxdii shacabka kala qayb gashay dabaal daga cidul fadriga ayaa shacabka ka codsaday in ay wada-shaqeyn dhaw la yeeshaan laamaha amniga si dalka uu u gaaro xasilooni waarta.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close