Wararka

Kulan Dhex Maray Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Koofurta Sudan iyo madaxwayne ku xigeenka kowaad ee dalkaas.

Safiirka Jamhuuriyadda Soomaaliya u fadhiya dalka Koofurta Sudan Xuseen Xaaji Axmed ayaa maanta kulan looga hadalay xirirka labada dal iyo labada shacab iyo sidii loo sii horumarin lahaa la qaatay madaxwayne ku xigeenka kowaad ee dalkaas.
Kulanka dhex maray Danjire Xuseen iyo madaxweyne ku xigeenka K/Sudan Riek Machar ayaa sidoo kale looga hadlay xaladda ganacsatada Soomaaliyeed ee dalkaas ku ganacsata iyo sidi ay u-heli lahaayeen ka warqabka iyo daryeelka ay u baahan yihiin iyo kaalinta ay ka qaadan karaan horumarka dalka.
Dalka Koofurta Sudan waxaa ku dhaqan Jaaliyad Soomaaliyeed kuwaas oo ka shaqaysto tuulooyinka dalkaasi iyada oo wax soo saar fican ka helo.May be an image of 2 people, people standing, suit and indoorMay be an image of 2 people, people standing, suit and indoor
Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close