Wararka

Ku simaha Agaasimaha Guud ee wasaaradda gashan dhigga oo loo magacaabay ruux haween ah.

Wasirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Xasan Cali Maxamed (Amardambe) ayaa magacaabay kusimaha agaasime ee wasaaradda Difaaca Soomaaliya.

Wasiirka ayaa markii ugu horeysay waxaa uu  xilkaasi u magacaabay ruux haweenay ah taas oo uu ku tilmaamay in ay tahay ruux la jaan qaadi karo isbaddalada uu doonaayo in uu dalka ka dhaco.

Jihaan Cabdullaahi Xasan ayaa loo magacaabay Kusimaha Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaashaan dhigga Soomaaliya waxaa ayna baddalaysaa agaasimihii hore ee wasaaradda Gaashaan dhigga Warsame Mohamud Xasan.

Haddaba Hoos ka akhriso magacaabista agaasimaha cusus:

xil u magacaabis

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close