Wararka

Kal-fadhiga 47-aad ee Golaha Wakiillada Puntland oo maanta furmay

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa furay Kal-fadhiga 47-aad ee Golaha Wakiillada Puntland.

Madaxweynaha oo khudbad  ka jeediyey furitaanka kal-fadhiga ayaa beyaamiyey in maamulkiisa guulo muhiim ah ka gaaray Amniga, Arrimaha Gudaha Iyo Dumuqraadiyeynta, Arrimaha Siyaasadda, Horumarinta Dhaqaalaha, Arrimaha Bulshada Tayeynta Adeegyada Iyo Horumarinta Kaabayaasha.

Furitaanka Kal-fadhiga waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, iyo Ku-xigeenadiisa, Guddoomiye Ku-xigeenka Baarlamaanka Koonfur Galbeed Maxamed Nuur Macalin, Xildhibaanada Golaha Wakiillada Puntland, saraakiil Madaxtooyo iyo marti sharaf kale.Image may contain: 1 personImage may contain: 1 person, sitting and indoor

Image may contain: one or more people, people sitting, table, living room and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close