Wararka

Madaxeynaha Jamhuuriyada Fedaraalka Soomaaliya oo gaaray magaalada Garowe ee xarunta Maamulka Puntland.

Madaxeynaha Jamhuuriyada Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhow gaaray magaalada Garowe ee xarunta Maamulka Puntland waxaa uuna halkaas kaga qaybgali doonaa shirka Wadatashiga ah ee Garoowe ka furmi doona.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka Puntland ayaa ku soo dhoweeyay wafdiga uu horkacayay Mdaxweyne Farmaajo garoonka Diyaaradaha Garoowe.

Madaxweynaha waxaa magaalada Garowe kaga sii horeeyay dhamaan madaxda maamul goboleedyada dalka ka jira iyo weliba Ra’iisal Wasaaraha dalka Xasan Cali Kheyre.Image may contain: 5 people, people standing and outdoorImage may contain: 5 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 8 people, people smiling, people standingImage may contain: 3 people, people standing and suit

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close