Wararka

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka  Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cadiraxmaan ayaa maanta xafiiskiisa Ku qaabilay Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mr. Ben Fender Obe.

Gudoomiyaha iyo Safiirka ayaa waxay kawada hadleen xoojinta iyo xiriirka labada dal iyada oo Safiirkana uu Gudoomiyaha warbixin ka siiyay howlaha baaxadda leh ee ay Soomaaliya ka wadaan.

Dowlada Ingiriiska ayaa ka mid ah dowlada reer Yurub ee gacanta wayn ka gaysto garab istaaga iyo dib u soo kabashada ciidamada qalabka sida iyo arrimaha kaalmada Bani’aadanimada.Image may contain: 1 person, smiling, sitting and indoorImage may contain: 2 people, people smiling, people sitting and indoorImage may contain: 1 person, sitting, table and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close