Wararka

Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo shaaciyay xiliga uu furmi doona Kalfadhiga Golaha Shacabka.

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa shaaciyey in Kalfadhiga 6aad ee Golaha Shacabka uu furmi doono maalinta Arbacada ah ee soo socota oo ay Taariikhda ku beegan tahay 09ka October 2019.

Qoraal uusoo saaray Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa lagu faray xildhibaannada iney deg deg dalka ugu soo laabtaan.

Guddoomiyaha ayaa xasuusiyay dhamaan xildhibaanada Baarlamaanka in ay dalka kusoo xaadiraan ka ugu danbeyn 7-da bisha October 2019-ka.No photo description available.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close