Wararka

Muwaadin u dhashay dalka Maraykanka oo ay dowlada Vietnam ku xukuntay 12 sano oo xabsi ah.

Muwaadin u dhashay dalka Maraykanka ayaa maxkamad ku taalo Vietnam waxaa ay ku xukuntay 12 sano oo xabsi ah kadib markii lagu eedeeyay in uu ku luglahaa kicin dadweyne oo ka dhan ah xukuumada Vietnam.

Michael Phuong Minh Nguyen, oo ah 55sano jir ku dhashay dalkaasi Vietnam balse ilaa iyo yaraantiisi ku noolaa dalka Maraykanka ayaa la xiray sanadkii lasoo dhaafay xili uu dalka Vietnam u yimid xalfadiisi dhalasho.

sida ay soo waryinayso wakaalada wararka ee Reuters, Michael Phuong ayaa dalka Maraykanka dib loogu celin doonaa marka uu dhamaysto 12-ka sano ee xabsiga loodiray balse bayaan kasoo baxay Safaarada maraykanka ee dalka Vietnam ayaa lagu sheegay in’aankaas ay aad ugu xunyihiin ayna samayn doonaan dadaalo ku aadan sidii xuriyadiisa dib loogu soo celin lahaa muwaadinkaasi.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close