Wararka

Guddiga gurmadka Qaranka oo faahfaahin ka bixiyay dad lawaysanaa oo la helay.

Guddiga gurmadka Qaranka ayaa maanta xaqiijiyay in 24 ruux oo la weysanaa 12 ka mid ah la helay.

Guddiga gurmadka Qaranka ayaa faahfaahiyay 12-kaas ruux ee la helay waxaa ayna sheegeen in ay isugu jiraan 5 ruux oo dhimasho ah, ruux dhaawac ah iyo 6 ruux oo caafimaad qaba.

Sidoo kale Guddiga ayaa hoosta ka xariiqay in ay si dhaw ula shaqayn doonaan shacabka Soomaaliyeed si ay u sahlanaato helista dadka wali la’lasanyahay.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close