Wararka

Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo Muddo Kordhin u sameeyay Musharaxiinta u tartamayso jagada Madaxtinimada Jubbaland.

Muddo kordhintaan ayaa imaanayso kadib markii ay xubna kamida musharaxiint u tartamayso kursiga madaxtinimada dowlad Goboleedka Jubbaland ay ka hor imaadeen guddiga Doorashooyinka Jubbaland iyagoo ku eedeeyay in ay yihiin kuwa aan dhaxdhexaad aheen oo aan lagu kalsoonaan kareen.

Musharixii ugu horeeyay oo isdiwaan galiya ayaa noqday madaxweynha Dowlada Goboleedka Jubbaland Ahmed Mohamed Islaam isagoo saaka qaatay warqada is-diwaan galinta Musharaxnimo.

Haddaba Hoos ka akhriso warqada ay soo saareen guddiga Doorashooyinka Jubbaland.No photo description available.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close