Wararka

Golaha wasiirada KGS oo maanta yeshay kulan looga hadlaayay Xalada amniga deeganada KGS .

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Gollaha Amniga Koonfur Galbeed oo ay ka qeybgaleen Wasiirka Amniga,Saraakiisha laamaha Amniga Qeybahooda kala Duwan waxaana shirka warbixin looga dhagaystay Qaar kamid ah saraakiisha Laamaha Amniga.

Shirka ayaa markii uu soo idlaaday waxaa warbaahinta la hadlay wasiirka Amniga KGS Isaq Calasow.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close