Wararka

Golaha Shacabka oo bari le Kulan Gaar ah oo Madaxweynaha JFS soo codsaday.

Maalinta Bari taarikhduna ku beegantahay 6-da bisha Febraayo waxaa shir deg deg ah isugu imaan doona Xildhibaannada golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya.

Ujeedka kulankaan gaarka ah ayaa ku saabsan codsi uu oo Madaxweynaha JFS Mohamed Abdullahi Farmaajo ka u soo Gudbiyay golaha kaas oo ku saabsan ka warbixinta xaladda guud ee uu dalka maraayo iyo arrimaha hor tabinta u leh Doorashadda.

Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa horay u sheegay in uu hor tagi doona Xildhibaaddana Golaha Shavabka 5-da bisha balse ma aysan surta galin ka dib markii uu maalin dib u dhacay shirkii loo asteeyay in uu qabsooma 1-da bishan.

Magaaladda Dhuusa-mareeb wali war rasmi ah oo ku aaddan heshiis wadda ogol ah oo laga garay doorashadda ma lahan oo wali waxaa socda shirka Madaxda dowlada federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowlada dhexe.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close