Wararka

Golaha Shacabka Ansixiyey Dib U Eegista Ku Noqashada Miisaaniyadda 2020.

Caasimada Muqdisho waxaa Waxa Goor Dhow ka Furmay Kulanka 21-aad Kalfadhiga 7-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada federaalak Soomaaliya Uu Shir Guddominayo Guddomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Shekh Cabdiraxman.

Ajendaha Kulanka Maanta aya ahaa sii Wadida Akhrinta Dib U Eegista Miisaaniyadda 2020 iyo Qeybinta Wax Ka Bedelka Sharciga Lr. 75 Qodobkiisa 10-aad ee Muda Xileedka Guddiga Madax Banaan Ee Xuduudaha Iyo Federalka.

Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS Ayaa dood dheer ka dib Ansixiyey Dib U Eegista Ku Noqashada Miisaaniyadda 2020 Waxa Ogalaatay 143 Mudabe Waxaa Diiday 3 Wax Ka Aamusay Majirin.Image may contain: 3 people, people standing, suit and indoorImage may contain: 3 people, people sitting, table, shoes and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close