Wararka

Faahfaahino dheerad ah oo ka soo baxayo Qarax Qasaaro gaystay oo ka dhacay Muqdisho.

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay Qarax gaystay Qasaaro dhimasho.

Qaraxaan oo ahaa miino dhulka Lagu aasay ayaa waxaa ku dhantay Gudomiye ku xiggenka amniga iyo siyasada Degmada Garasbaley Caliyare Maxamed iyo Abdirashid Dubbad Guddoomiyaha dhalinyaradda D/Garasbaley.

Sidoo kale Darawalkii Gaariga Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyasada Degmada Garasbaley oo lagu magacaabo Axmed iyo Istaafkii Guddoomiye ku xigeenka ayaa ku geeriyooday Qaraxa.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close