Wararka

Duqa Muqdisho oo kormeeray Gaadiid loo diyaarinaayo dhismaha waddooyinka Caasimada.

Xarunta Gaadiidka iyo Dhulbixinta dowlada hoose ee Xamar ayaa maanta lagu soo bandhigay gaadiid kala duwan oo loogu talagalay in ay qeyb ka noqdaan dib udhiska wadooyinka Caasimadda iyo dhismaha xarumaha danta guud.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray gaadiidkan lasoo bandhigay isagoo sheegay in maamulka gobolka ay ka go’an tahay dardargalinta bilic soo celinta Caasimada.

Waddooyinka Magaalada  Muqdisho ayaa waxaa soo gaaro bur-bur markasto oo uu roob da’a waxaana tani ay kusoo aadeysaa iyadoo roobabkii ugu danbeeyay ay waddooyinka magaalada ay soo gaarsiiyeen bur bur xoogan.Image may contain: sky and outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, people sitting and outdoorImage may contain: 2 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: sky and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close