Wararka

Duqa caasimada Muqdisho oo kormeer ku tagay qaybo kamid ah xafiisyada gobolka Banadir.

Guddoomiyaha Gobolka Banadir ahna duqa caasimada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa maanta Kormeer shaqo ku tagay  xafiisyada Amniga, Maaliyadda, Caafimaadka iyo Arrimaha dhulka ee Gobolka.

Cumar Maxamuud Maxamed (Filish), duqa caasimada Muqdisho waxaa kormeerka ku welinyaayay Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaaadir Ibraahim Cumar Mahad-Alla (Ibraahim Dheere) iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan maamulka Gobolka Banadir.

Guddoomiyaha Gobolka Banadir ayaa bartiisa twitter-ka kusoo qoray” Waxaan kormeer  shaqo ku sameeyey maanta  xafiisyada Amniga, Maaliyadda, Caafimaadka iyo Arrimaha dhulka ee Gobolka”ImageImageImage

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close