Wararka

DegDeg Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo Digreeto Ku Magacaabay Wasiiro Cusub.

Digreeto kasoo baxday xafiiska ra’isul waasaraha dalka ayaa Lagu Magacaabay Wasiiradda Wasaaradaha Shaqada Iyo Shaqaalaha , Tamarta Iyo Dastuurka.

Wasiirada La Magaacabay Waxa Ka Mid ah Saalax Axmed Jaamac Oo Horey u Ahaa Wasiirka Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Iminka LAga Dhigay Wasiirka Dastuurka,

Sidoo Kale digreetada aya waxa wasiir loogu magacaabay XIldhibaan Sadiiq Xersi Warfaa Kaa Oo Loo Magacaabay Wasiirka Wasaarada Shaqada Iyo Arrimaha Bulshda,

Halka Fowsiya Maxamed Loo Magacaabay Wasiirka Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha 

Show More

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close