Wararka

(DAAWO): Maxkamada gobolka Bari oo Xukuno kala duban ku Riday Odayaal iyo siyaasiin lagu Eedeyey Kicin Dadweyne.

Maxkamada Darajada koowaad ee gobolka Bari ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday Odayaal iyo siyaasiin lagu Eedeyey Kicin Dadweyne waxaa ayna aheyd markii labaad oo maxkamada la horkeeno.

Maxkamada ayaa xukun muddo seddex bilood iyo $500 oo dollar-ka Maraykanka ah ku riday Siyaasi Muusa Cali Jaamac, nabadoon Cabdullahi Yusuf iyo Nabadoon Cawid Aadan Maxamed halka xabsi gaaraayo laba sano iyo ganaax laxageed oo dhan $1,000 dollar ay maxkamadu ku riday nabadoon Cabdi-Asis Baydhabo iyo Nabadoon Maxamuud Aadan Rooble.

Maxkamada gobolka bari puntland oo Xukuno kala duban ku Riday Odayaal iyo siyaasiin lagu Eedeyey Kicin Dadweyne

Maxkamada gobolka bari puntland oo Xukuno kala duban ku Riday Odayaal iyo siyaasiin lagu Eedeyey Kicin Dadweyne

Posted by TUSMO TV on Sunday, 5 January 2020

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close