Wararka

(DAAWO): Madaxweynihii hore ee dalka Sheeq Shariif oo ka tacsiyayeeyay Geerida Allah u naxariistee Nuur Cadde.

Guddoomiyaha Xisbiga Himila Qaran ahaana Madaxweynihii hore ee DGM aheed Soomaaliya Sheeq shariif sheeq Ahmed ayaa ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Allaha u naxariistee Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde).

labadii Isbuuc ee la soo dhaafay waxaa uu la xanuunsanaayay caabuqa Coronavirus,isaga maanta oo arbaca ah ku geeriyooday Isbitaalka Kings college ee magaalada london ee dalka Ingiriiska.

War-Saxaafadeed uu soo saarey Wiilkiisa Xaaji Maxamed Nuur Cadde ayaa waxaa uu ku sheegay in Meydka Marxuumka loogu Aasayo Magalada london si waafaqsan Shareecada Islaamka.

SHEEKH SHARIIF SHEEKH AXMED OO KA TACSIYEY GEERIDA NUUR XASAN XUSEEN NUUR CADDE

SHEEKH SHARIIF SHEEKH AXMED OO KA TACSIYEY GEERIDA NUUR XASAN XUSEEN NUUR CADDE https://youtu.be/tjqBEGXeGYk

Posted by TUSMO TV on Wednesday, 1 April 2020

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close