Wararka

(DAAWO): Halkaan ka akhriso 7 qodob oo uu Musharax Madaxweyne Jahweyn kaga duwan yahay musharaxiinta kale.

Wasiirkii hore ee Warfaafinta , Boostadda & Isgaarsiinta C/qaadir Xussen Maxamed “Jaahweyn” oo maanta shaaciyay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweynenimo ee Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa ka warbixiyay agandihiisa kaga dagsan siyaasadda dhaqaalaha, amniga, waxbarashada, ganacsiya iyo siyaasadda arrimaha dibadda.

Waxaa uu ku dheeraaday muhiimada ay ledahay in la dhiso kalsoonida ay shacabka ku qabaan dowladnimada.

Ugu danbeyn waxaa uu musharax madaxweyne C/qaadir Xussen Maxamed “Jaahweyn” bogaadiyay guddoonka labada gole ee Baarlamaanka isaga oo mudanayaasha u rajeeyay in ay u codeyn doonaan isbedel doonka cusub.  Halkaan ka daawo muqaalka 7 qodob.  https://www.facebook.com/TUSMOTV.SO/videos/518402066418098

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close