Wararka

Cidanka Booliska Soomaaliyeed oo la wareegay degmada Guriceel.

Talliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaaa la wareegay Saldhhigga degmada Guriceel ee gobalka Galgaduud.

Dhawaan ayay aheyd markii ay sidaan oo kale ciidanka Booliska ula wareegeen gacan ku haynta deegaanka ceeldheere ee gobolka Galgaduud.

Deeganada dowlad goboleedka Glamudug ayaa waxaa laga dareemayaa xiisad ka dhextaagan dowlada dhexe iyo maamulka Ahlusunna kuwaas oo ku kala aragti duwanaaday magacaabista guddiga doorashooyinka Galmudug.Image may contain: 2 people, people sitting and indoorImage may contain: one or more people, sky, tree, house, plant, cloud and outdoorImage may contain: sky, car, tree and outdoorImage may contain: 1 person, standing and outdoorImage may contain: 7 people, people standing and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close